Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada.

Hargaysa-Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL ayaa Saaka Xarunta Wasaaradeeda Ku qabatay kulan Lagu Daah furayey Isla markaana lagu Dhaqan Gelinayey Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada. Shirkan ayaa Waxaa…

Continue ReadingWasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada.