You are currently viewing Wasiirk Cigaale oo Kormeer Ku Tegay Goobta uu ka socodo Mashruuca Sahaminta Shidaalka ee Gobolada Togdheer iyo Saraar.
Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal

Wasiirk Cigaale oo Kormeer Ku Tegay Goobta uu ka socodo Mashruuca Sahaminta Shidaalka ee Gobolada Togdheer iyo Saraar.

  • Post author:
  • Post category:News
  • Post comments:0 Comments

Hargaysa- Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa Safar shoqo oo Kormeer iyo Indho- Indhayn ah ku Tegay Deegaan ka uu ka socdo Mashruuca Sahaminta Shiidaalka , Safarkan ayaa waxaa Wasiirka ku Wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Siciid Axmed Jibriil, Agaasimaha Waaxda Shiidaalka Mudane Axmed Iidaan Isuduwaha Wasaaradda ee Gobolka Togdheer Cabdikariim Cumar Suufi iyo Xubno kale oo ka tirsan Shaqaalaha Wasaaradda .

Waxaanu Wasiirku Kulan Xogwaraysi ah kula yeeshay Goobta Shaqadu Kasocoto Masuuliyiinta Shirkada BGP ee hawsha Sahaminta halkaas ka waday waxaanu Wasiirku Warbixin ka dhegaystay Madaxda iyo Hawl Wadeenada Shirkada BGP oo Wasiirka xog Faah-faasan ka siiyey Halka Shaqadu marayso Iyagoo sheegay In ay maanta soo Gebo gebaynayaan Mashruucii Sahaminta Shidaalka ee ay Halkaa ka wadeen.

Leave a Reply