Wasiirka Tamarta iyo macdanta Somaliland Md Jaaamac Haaji Maxamuud Cigaal ayaa ka hadlay baadhitaanadda shiidaalka ee sahaminta ah ee ka socda gobalka saaxil iyo mashruuci hore ee sahminta lix-da gobal ahaa kaaso qodistii uun ay u hadhsantahay.
Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay safar shaqo oo ugu baxay Dalka Isku Taga Imaaradka Carabta oo shirkado macdaneed kulamo ku soo wada qaateen,halka sidoo kalena ay shir-balaadhan oo dhanka maalgashiga Macdanta ah lagu qaban doono 23 July 2018,shirkaasi ay ka soo qeyb gali doonan shirkada maalgashadayaal caalami ah.
Hoos ka daawo Warkan oo Dhamaystiran.