Wasiirka Macdanta Oo Soo Gebo-gebaysay Wejigii Koobaad ee Mashruucii Sahaminta Shiidaalka ee Gobolka Saaxil

Berbera-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md; Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa ka qabgalay Xaflad Balaadhan oo Magaalada Berbera Loogu Qabtay gaba-gabada Wejigii koobaad ee Mashruucii Sahaminta shiidaalka Gobolka Saaxil. Xafladan oo…

Continue ReadingWasiirka Macdanta Oo Soo Gebo-gebaysay Wejigii Koobaad ee Mashruucii Sahaminta Shiidaalka ee Gobolka Saaxil

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Shidaalka La Filayo In Laga Soo Saaro Dalka.

Hargeysa ()- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in shidaal laga soo saaro degaannada dalka Somaliland. Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal oo…

Continue ReadingWasiirka Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Shidaalka La Filayo In Laga Soo Saaro Dalka.

Kulan Dhex Maray Wasiirka Macdanta Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Is-afgarad Ku Dhammaaday

  • Post author:
  • Post category:News
  • Post comments:0 Comments

HARGEISA-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Md.Jaamaca Maxamuud Cigaal oo ay waheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaradda ayaa shir la yeeshay Siyaasiyiiin, xildhibaano, madaxdhaqameed iyo aqoonyahano ka soo jeeda deegaanadda…

Continue ReadingKulan Dhex Maray Wasiirka Macdanta Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Is-afgarad Ku Dhammaaday