You are currently viewing Wasiirka Macdanta Oo Ka Hadlay Halkay Marayso Sahamintii Shiidaalka

Wasiirka Macdanta Oo Ka Hadlay Halkay Marayso Sahamintii Shiidaalka

Wasiirka Tamarta iyo macdanta Somaliland Md Jaaamac Haaji Maxamuud Cigaal ayaa ka hadlay baadhitaanadda shiidaalka ee sahaminta ah ee ka socda gobalka saaxil iyo mashruuci hore ee sahminta lix-da gobal ahaa kaaso qodistii uun ay u hadhsantahay.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay safar shaqo oo ugu baxay Dalka Isku Taga Imaaradka Carabta oo shirkado macdaneed kulamo ku soo wada qaateen,halka sidoo kalena ay shir-balaadhan oo dhanka maalgashiga Macdanta ah lagu qaban doono 23 July 2018,shirkaasi ay ka soo qeyb gali doonan shirkada maalgashadayaal caalami ah.

Hoos ka daawo Warkan oo Dhamaystiran.

Leave a Reply