You are currently viewing Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Oo Qabtay KuLankii Hirgalinta Mashruuca ESRES ΙΙ somaliland .

Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Oo Qabtay KuLankii Hirgalinta Mashruuca ESRES ΙΙ somaliland .

Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Oo Qabtay KuLankii Hirgalinta Mashruuca ESRES ΙΙ somaliland .

Hargaysa (moem)- Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta JSL Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa Xarunta Wasaaradda Shir KuLa Qaatay DFID iyo hayadda Maamusha Mashruuca ESRES ΙΙ kaasii oo wajigiisi labaad somaliland laga hirgalin doono bilahansoo socda.

Shirkan Gudida Maashusha Mashruuca ESRES ΙΙ ayaa waxaa shirgudoominayay Wasiir Jaamac iyo Kate Greany oo ka socotay DFID Somaliland/Somalia.

Intii uu socday shirku waxaa lagu sheegay in dowladda Ingriisku somaliland ugu deeqday mashruucan qeybtiisa labaaf 10 million lacgta Ingriiska ah kaasi oo kaalin mug lehnka qadadan doono jabinta korontadda somaliland.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Iyo Macdanta Oo Kulanka Furay ayaa Si Weyn Usoo Dhaweeyey Qeybaha kala duwan ee gudida Isagoo Dhinaca Kalana Isdultaagay Muhiimada Ay Korontadu U leedahay Dhinacyada Kala Duwan ee Horumarka, Waxaanu Wasiirku Hoosta Ka xariiqay In aanu Horumar Imankarin Hadii aan La Helin Koronto Bedqabta Islamarkaa Jaban Oo La Awoodi Karo, Waxaanu Wasiirku Ka Rajeeyey DFID iyo sanduuq lacgtan loogaga deeqay ee Uk AID inay joogteeyaan wada shaqeynta dhow ee Jamhuuriayadda Somaliland la leeyihiin islamarkaan waxaa uga mahad celiayay in mashruucii horee ee tijaabadda ahaa ee ESRES Ι ay ugu deeqeen 5 million oo ginni mashruucaasi oo lix dagmo somaliland ah laga fulayay Tamarta isku sidkan.

Leave a Reply