Wasiirka Tamarta Oo Soo Xidhay Kulan Shan cisho Ah Oo Hagayaasha iyo Habraaca Korontadda Lagu Qaatay

Hargeysa 01 january 2019- kulankan hagayaasha iyo habraaca korontada oo socday mudo shan maal mood ah ayaa gaba gabadii waxa ka hadlay agaasimaha waaxda tamarta md: libaan maxamed maxamuud kaasi…

Continue ReadingWasiirka Tamarta Oo Soo Xidhay Kulan Shan cisho Ah Oo Hagayaasha iyo Habraaca Korontadda Lagu Qaatay

Wasiir Hore Oo Qalab Macdaneed & Buugaag Guddoonsiiyay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta

  • Post author:
  • Post category:News
  • Post comments:0 Comments

Wasiir Hore Oo Qalab Macdaneed & Buugaag Guddoonsiiyay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Axmed Maxamed Biixi oo wasiirka macdanta Somaliland ahaa sanadihii 1997-2001 ayaa wasaaradda Macdanta iyo Tamarta ku wareejiyay qalab…

Continue ReadingWasiir Hore Oo Qalab Macdaneed & Buugaag Guddoonsiiyay Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta

State bans the importation of equipment relating to the prospecting of minerals and hydrocarbons

  • Post author:
  • Post category:News
  • Post comments:0 Comments

Hargeisa-Somaliland Ministry of Mineral and Energy has banned with immediate effect the importation of equipment relating to the prospecting of minerals and hydrocarbons (Petroleum) by geological, geophysical, Photo –geological surveys…

Continue ReadingState bans the importation of equipment relating to the prospecting of minerals and hydrocarbons

<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube.com/embed/zG-rJXvHlxk?start=27" frameborder="0" allow="autoplay; encrypted-media" allowfullscreen></iframe>

Continue Reading

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada.

Hargaysa-Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL ayaa Saaka Xarunta Wasaaradeeda Ku qabatay kulan Lagu Daah furayey Isla markaana lagu Dhaqan Gelinayey Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada. Shirkan ayaa Waxaa…

Continue ReadingWasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada.

<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube.com/embed/zG-rJXvHlxk" frameborder="0" allow="autoplay; encrypted-media" allowfullscreen></iframe>

Continue Reading

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada.

Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay  Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada. Hargaysa {} Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta JSL ayaa Saaka Xarunta Wasaaradeeda Ku qabatay kulan Lagu…

Continue ReadingWasaaradda Tamarta iyo Macdanta oo Daahfurtay Dhaqana Gelisay Buugga Hagaha Habraaca Fidinta,Nidaaminta iyo Bed-qabka Korontada.

Wasiirka Tamarta iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Soo Kormeeray Goobaha Macdanta ee Saaxil iyo Togdheer

“...Waxaan Tayaynaynaa shaqadii Macdanta korna u qaadayna wax soo saarka,angoo ilaalinayana badqabka muwaadinka” Hargeysa- Wefti uu hogaaminayo wasiirka tamarta iyo macdanta Somaliland mudane, Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa kormeer ku…

Continue ReadingWasiirka Tamarta iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Soo Kormeeray Goobaha Macdanta ee Saaxil iyo Togdheer