Wasiirka Tamarta iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Soo Kormeeray Goobaha Macdanta ee Saaxil iyo Togdheer

“...Waxaan Tayaynaynaa shaqadii Macdanta korna u qaadayna wax soo saarka,angoo ilaalinayana badqabka muwaadinka” Hargeysa- Wefti uu hogaaminayo wasiirka tamarta iyo macdanta Somaliland mudane, Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal ayaa kormeer ku…

Continue ReadingWasiirka Tamarta iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Soo Kormeeray Goobaha Macdanta ee Saaxil iyo Togdheer

Wasiirka Macdanta Oo Soo Gebo-gebaysay Wejigii Koobaad ee Mashruucii Sahaminta Shiidaalka ee Gobolka Saaxil

Berbera-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Md; Jaamac Maxamuud Cigaal ayaa ka qabgalay Xaflad Balaadhan oo Magaalada Berbera Loogu Qabtay gaba-gabada Wejigii koobaad ee Mashruucii Sahaminta shiidaalka Gobolka Saaxil. Xafladan oo…

Continue ReadingWasiirka Macdanta Oo Soo Gebo-gebaysay Wejigii Koobaad ee Mashruucii Sahaminta Shiidaalka ee Gobolka Saaxil

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Shidaalka La Filayo In Laga Soo Saaro Dalka.

Hargeysa ()- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in shidaal laga soo saaro degaannada dalka Somaliland. Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal oo…

Continue ReadingWasiirka Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Shidaalka La Filayo In Laga Soo Saaro Dalka.